You are here: Home // Epidesode - Barnaamijyada

Wargelin #31

Wargelin #31
Barnaamijka todobaadka wuxuu ku saabsan yahay: Sahra Xuseen oo nooga waramaysa noocyada kala duwan ee Dumarka Soomaaliyeed, Warasiga maanta iyo Malik Cabdalla (OSU), Wiil aad u da’ yar oo qaadaya Soomaaliyeey Toosoo, Khilaafka Dowladda , Fikrad dhiibasho ku saabsan khilaafka dowladda iyo qeybo kale. Daawo: var a2a_config = a2a_config || {}; a2a_config.linkname="Wargelin #31"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=476";  Read More →

Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale

Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale
Barnaamijka Wargelin oo maraya todobaadkiisii 30aad ayaan waxaan idiinkugu haynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso gelin doona. Waxaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa: Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay nin dadka qaar ay ku tuhunsanaayeen inuu ahaa ninkii usoo sheegay (u xogwaramay) Imaamkii diiday inuu salaada janaasada ku tukado marxuum Soomaali ah oo la keenay Masjid ku yaallay magaalada Columbus,... 

Wargelin #29 – Gaari 30+ Malyan lagu gatay, Maalinta nabada, Dagaalkii funaanadaha, ATM, Mooskii Soomaaliya (VIDEO)

Wargelin #29 – Gaari 30+ Malyan lagu gatay, Maalinta nabada, Dagaalkii funaanadaha, ATM, Mooskii Soomaaliya (VIDEO)
Barnaamijka todobaadkan ayaa waxaan kusoo qaadanaynaa gaari lagu kala gatay lacag gaaraysa 30 – 40 Malyan oo Doolar, Mooskii Soomaaliya adduunka sidee looga tixgelin jiray, Maalinta nabadda aduunka oo Soomaaliya ay hormuud ka tahay, Video-gii todobaadka, Hees cusub oo aan markii ugu horeysay Wargelin idiinkugu hayno, iyo qeybo kale oo idin xiisa galinaya. a2a_config.linkname="Wargelin #29... 
Tags:

Wargelin #28 – Musharax cusub oo fikrado fiican wada, Burcad badeed maxkamad Maraykan la keenay, Masjid la qarxiyay, John F. Kennedy dowladda Soomaliya sidee ayuu arkayay? & Siyaado

Wargelin #28 – Musharax cusub oo fikrado fiican wada, Burcad badeed maxkamad Maraykan la keenay, Masjid la qarxiyay, John F. Kennedy dowladda Soomaliya sidee ayuu arkayay? & Siyaado
Barnaamijkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay: 11 Soomaali ah oo burcad badeednimo lagu soo eedeeyay maxkamadna lagu soo saaray Norfolk, Virginia — Haddii danbiga lagu caddeeyo waxaa lagu xukumi karaa xabsi daa’im. Waxaa kaloo todobaadkan idiin haynaa madaxweynihii hore ee Maraykanka John F. Keneddy oo ka hadlaya Jamhuuriyadda Soomaaliya. Qeybta waraysiyada waxaan la fariisanay todobaadkan musharax... 
Tags:

Wargelin #27: Suurado Qur’aan oo lays daba mariyay, Geedka Qaadku ka baxo oo Soomaalidu ay diiratay,Hadal ku wajahan Ragga iyo Wadaadada Soomaaliyeed & Siyaado

Wargelin #27: Suurado Qur’aan oo lays daba mariyay, Geedka Qaadku ka baxo oo Soomaalidu ay diiratay,Hadal ku wajahan Ragga iyo Wadaadada Soomaaliyeed & Siyaado
Barnaamijka Wargelin qeybtiisa 27aad waxay ku saabsan tahay: Kulan khaas ah oo aan la yeelanay macalimad Soomaali ah oo wax ka dhigta iskoolada Maraykanka horayna uga soo baxday Jaamacadda Lafoole ee Soomaaliya, frame-yada guryaha la surto oo Quraanku ku qoran yahay oo aan ku aragnay khalad weyn, Gabay cajiib ah oo aan idiin doornay, Qaadka waa maqashaaye waligaa geedkiisa ma aragtay? iyo qeybo kale... 
Tags:

Wargelin #26-Imaam Masjid oo diiday inuu nin Marxuum Soomaali ah Jinaasada ku tukado oo aan waraysanay sababta uu go’aankan ku gaaray (VIDEO)

Wargelin #26-Imaam Masjid oo diiday inuu nin Marxuum Soomaali ah Jinaasada ku tukado oo aan waraysanay sababta uu go’aankan ku gaaray (VIDEO)
Barnaamijka maanta ayaan gebi ku soo qaadanaynaa dhacdo Soomaalida Columbus, Ohio ku nool gilgishay, Soomaalida aduunka ku noolna si dhakhso leh u gaartay sidii caws dab lagu daaray. Haddaba arrintan dhacday ayaa ah mid aan lagu soo koobi karin daqiiqado yar, waxaan go’aansanay in Wargelin aan u hibayno todobaadkan sheekadan ka dhacday Columbus, Ohio. Imaamka Masjidka Ibn Taymiyah ee magaalada... 
Tags:

Wargelin #25 (04-04-2010) Si toos ah Garoonka SB Columbus, Ohio

Wargelin #25 (04-04-2010) Si toos ah Garoonka SB Columbus, Ohio
Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaan ku soo qaadanaynaa gebi ahaantiisa Tartanka Kick Out ee Kubadda Cagta ee ee ka dhacaya magaalada Columbus, Ohio. Tartankaan oo ay isugu yimaadeen 20 kooxood oo ka kala yimid gobolada Maraykanka iyo Canada. a2a_config.linkname="Wargelin #25 (04-04-2010) Si toos ah Garoonka SB Columbus, Ohio"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=413"; a2a.init("page");  Read More →
Tags:

Wargelin #24: Somalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Warays: Khalid Cali Guul iyo siyaado…

Wargelin #24: Somalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Warays: Khalid Cali Guul iyo siyaado…
Bartamaha — Barnaamijka Wargelin oo todobaadkiisii 24aad inoo maraya maanta wuxuu ku saabsan yahay: Warbixin uu Maxamed Triig Wiilwaal kasoo diyaariyay Soomaalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Waraysi aanu idiinkaga soo qaadnay qoraaga caanka ah Khalid Cali Guul, Video-ga todobaadka oo kaa yabin doona iyo waxyaabo kale oo iyaado ah. Daawo: a2a_config.linkname="Wargelin... 
Tags:

Wargelin #23 (03/20) Faahfaahin & Waraysi: Dhallinyaradii Kanada, Abwaanka sameeyay No to Alshabab, Prof. Cabdi Samatar

Wargelin #23 (03/20) Faahfaahin & Waraysi: Dhallinyaradii Kanada, Abwaanka sameeyay No to Alshabab, Prof. Cabdi Samatar
Barnaamijka wargelin todobaadkan oo xiiso badan leh ayaa waxaan kusoo qaadanaynaa: Waraysi khaas ah oo aan la yeelanay Axmed Xuseen oo aanu ka waraysanay dhallinyarada la sheegay inay u dagaal tageen Soomaaliya si ay ula saftaan kooxda Al Shabaab, dhallinyaradaas oo deganayd dalka Canada , Abwaanka dhallinyarada Waayaha Cusub oo aan ka waraysanay heesaha cusub oo ay soo saareen waxa ku dhaliyay... 
Tags:

Wargelin #22 March 13, 2010- Bismilahi Shaafi, Sh. Sharif oo ka jawaabay suaalo, Mucaawinadii la xaday & Visa la iibiyo?, 7 jir geesi ah (VIDEO)

Wargelin #22 March 13, 2010- Bismilahi Shaafi, Sh. Sharif oo ka jawaabay suaalo, Mucaawinadii la xaday & Visa la iibiyo?, 7 jir geesi ah (VIDEO)
Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa: WFP oo lagu soo eedeeyay inay cuntada kaalmada ah ah aysan gaarsiin dadka tabaalaysan, Madaxweynaha DKMG ah Mudane Shariif Sh. Axmed oo suaalo uga jawaabay Jaaliyadda Soomaalida ee Ingriiska, Maanso aad u wacan oo uu tiriyay Allaha u naxariistee Cabdiqaadir Xirsi Yam Yam oo lagu magacaabo Bismilaahi Shaafi, Dowladda Maraykanka oo dhaleecaysay Israel, Wiil... 
Tags:

Wargelin #21 – March 06 / 2010 Arday Malaysia wax ka barta,Warbixin: Maxkamaddii Cali Samatar, Maahmaahdii Todobaadka, Black Hawk Down qoyskeenaa ku jiray (VIDEO)

Wargelin #21 – March 06 / 2010 Arday Malaysia wax ka barta,Warbixin: Maxkamaddii Cali Samatar, Maahmaahdii Todobaadka, Black Hawk Down qoyskeenaa ku jiray (VIDEO)
Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaa ah mid aad u xiiso badan. Waxaan kusoo qaadanay Warbixin ku saabsan maxkamaddii Raiisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Samatar, Waraysi aan la yeelanay arday Soomaali ah oo barta Maaraynta Dalxiiska oo isla markaana filinkii Black Hawk Down sheekadiisu ay ku jirtay, Maahmaahdii todobaadka iyo qeybo kale oo xiiso leh. Barnaamijka maanta waxaa daadihinaya Maxamed... 
Tags:

Wargelin #20 Amanda Lindhout, Caasha (Nairobi), Nuuradiin Diriye, Wadaadkii kabaha laga xaday & more

Wargelin #20 Amanda Lindhout, Caasha (Nairobi), Nuuradiin Diriye, Wadaadkii kabaha laga xaday & more
Todobaadkan Barnaamijka Wargelin waxaa ku jira oo sidaad uga barateenba idiin haynaa dhacdooyinkii todobaadka, qeybaha badan oo uu todobaadkan ka kooban yahay waxaa ka mid ah: Hooyadii Soomaaliyeed ee lacagta aad u dirteen oo la gudoonsiinayo, Wararkii todobaadka oo ay ka mid yihiin dhul gariir ka dhacay dalka Chile, Videoga todobaadka oo ah mid qosol badan, Waraysi aan la yeelanay Nuradin Diriye,... 
Tags:

WARGELIN 02/20/2010 Dhagayso Burcad badeeda, Bacalwaan ma taqaan?, Qaraxii Xamar, Soomaalida S. Africa & Siyaado (VIDEO)

WARGELIN 02/20/2010 Dhagayso Burcad badeeda, Bacalwaan ma taqaan?, Qaraxii Xamar, Soomaalida S. Africa & Siyaado (VIDEO)
Barnaamijka Wargelin todobaadkan waa mid aad u xiiso badan oo aan idiinkaga soo diyaarinay dhinac walba. Sidaad horay uga barateen wargelin waxaan ugu talo galnay inaan umadda Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda jooga isku xirno una soo diyaarino barnaamijyo ay ka faaiidaysan karaan isla markaasna ay ku noqon karaan dad wargal ah oo la socda xaaladaha kala duwan ee ay Soomaalida maanta ku nooshahay. Todobaadkan... 

Wargelin 02/13 – Olimbikada, Beeralayda New Zealand, Congress-ka Soomaali isu soo sharaxay, Xamar, Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka taga DKMG & Siyaado

Wargelin 02/13 – Olimbikada, Beeralayda New Zealand, Congress-ka Soomaali isu soo sharaxay, Xamar, Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka taga DKMG & Siyaado
Bartamaha — Barnaamijka Wargelin Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay: Masjid Nashville ku yaalla oo lagu buufiyay darbigiisa calaamadda Kirishtaanka, Xaaladda magaalada Muqdisho oo laga cabsi qabo inuu dagaal ba’ani ka dhaco, Xildhibaan isu dhiibay Al Shabaab oo ka tagay DKG, Nin Soomaali ah oo isu soo sharaxay aqalka Congress-ka Maraykanka, Video-gii todobaadka iyo waxyaalo kale oo ku xiiso galin... 

Wargelin 02/06/10 Ciyaaryahan FOOTBALL (US), Luuqadaada hayso, Xusuustii Xamar

Wargelin 02/06/10 Ciyaaryahan FOOTBALL (US), Luuqadaada hayso, Xusuustii Xamar
Wargelin 02/06/10 Ciyaaryahan FOOTBALL (US), Luuqadaada hayso, Xusuustii Xamar. Daawo: a2a_config.linkname="Wargelin 02/06/10 Ciyaaryahan FOOTBALL (US), Luuqadaada hayso, Xusuustii Xamar"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=358"; a2a.init("page");  Read More →

Wargelin 01/30/2010 – Obaama, Waraysigii Hanoolaato, I-Pad, Karinta Cuntada & Jamaal, Video-gii Todobaadka & Siyaado

Wargelin 01/30/2010 – Obaama, Waraysigii Hanoolaato, I-Pad, Karinta Cuntada & Jamaal, Video-gii Todobaadka & Siyaado
Barnaamijka Wargelin todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay : Khudbaddii sanadlaha ee madaxweyne Obaama, Waraysigii Xisbiga dhallinyarada wadaniyiinta Soomaaliya ee Hanoolaato oo aan uga soo qaadnay magaalada NAyroobi , Apple oo soo saartay aalad cusub oo lagu magacaabo I-Pad, La kari cuntada Jamaal, Video-gii todobaadka iyo waxyaalo kale oo badan oo ay ka mid yihiin Warbixintii Isboortiga iyo ciyaaraha... 

Wargelin (01/23/10) Somali TUUGSATA, Warbixin: Xiisadda Nairobi, Waa maxay Midnimo & Siyaado.

Wargelin (01/23/10) Somali TUUGSATA, Warbixin: Xiisadda Nairobi, Waa maxay Midnimo & Siyaado.
Todobaadkan iyo Wargelin waxaan idiin haynaa waxyaabo idin xiiso galin doona. Waxaana ka mid ah Documentary aan idiinkaga soo duubnay Soomaali ka tuugsata magaalada Nairobi oo aan rajaynaynaa inaad markaad daawato caawin doonto, waxaan ka warbixinaynaa xaaladda Nairobi iyo siday u bilaabatay iyo meeshay marayso. Fiidiyoowga todobaadka waxaan kusoo qaadanaynaa Waa maxay Midnimada?, mar walba waan maqalnaa... 
Tags:

Wargelin (01/16/10) 2 Wiil oo dilkii MNPLS loo hayo, Exclusive Video, Haiti, Nairobi, Man City

Wargelin (01/16/10) 2 Wiil oo dilkii MNPLS loo hayo, Exclusive Video, Haiti, Nairobi, Man City
Todobaadkan barnaamijka Wargelin waxaa ku jira: Warbixin dheeraad ah oo aanu idiinkaga hayno sidaan idiin ballanqaadnay barnaamijkeenii ugu danbeeyay (Jan. 02/10) inaan idiin soo gudbin doono wixii kusoo kordha dilkii dhallinyarada Soomaaliyeed lagu dilay Seward Market Minneapolis, Minnesota. Waxaan idiin haynaa fiidiyoow aan hadda ka hor ka duubnay Mahid A. Cali oo ah wiilka saddexda nin gacantiisa... 

Wargelin (01/09/10) Dilkii Minneapolis,Somalida Yurub iyo Wargelin,Yaa diidan Dowlad? iyo…

Wargelin (01/09/10) Dilkii Minneapolis,Somalida Yurub iyo Wargelin,Yaa diidan Dowlad? iyo...
Barnaamijka Wargelin ee todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay Warbixin dheer oo aan idiinkaga soo diyaarinay Soomaali lagu dilay Minneapolis, iyo waraysiyo aanu idiinkaga soo qaadnay eheladii iyo asxaabtii saddexda nin ee sida bareerka ah loogu toogtay iyagoo jooga goob ganacsi oo ku taalay magaalada Minneapolis. Waxaa kaloo idiin haynaa todobaadkan Soomaalida Yurub iyo siday ula socdaan Wargelin, Maxay... 

Wargelin (01/02/10) Somali isku dayay inuu dilo ninkii Nabiga (NNKH) caayay ,Ereyada khaldan ee warbaahinta soomaalida,Gabay: Doqon

Wargelin (01/02/10) Somali isku dayay inuu dilo ninkii Nabiga (NNKH) caayay ,Ereyada khaldan ee warbaahinta soomaalida,Gabay: Doqon
Bartamaha — Barnaamijkeena Wargelin todobaadkan oo ah kiisii ugu horeeyay ee sanadka 2010-ka ayaa waxaan idiin haynaa qeybo kal duwan oo idin xiisa galiya. Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa nin Soomaali ah oo li isku dayay inuu dilo ninkii kartooniistaha ahaa ee sawiradada ka sameeyay Nabi Maxamed (NNKH), waxaa kaloo ka mid ah ereyada khaldan ee warbaahinta soomaalida kusoo biiray oo uu soo uruuriyay...