You are here: Home // Opinions

HADDII SHIRARKA SOOMAALIDA SIDAN LAGA DHIGI LAHAA MAXAA KU JABAN? (VIDEO)

HADDII SHIRARKA SOOMAALIDA SIDAN LAGA DHIGI LAHAA MAXAA KU JABAN? (VIDEO)
Dhibta haysata shirarka dib u heshiisiinta Soomaalida ee hadba wadan lagu qabto waxay tahay: Dadkii shirkii sanadkii hore lagu qabtay wadan (hebel) ayaa iyagoon qofna ka maqnayn jooga midka hadda la qabanayo magaalo (hebel). Wax yara sii akhri (video-gana daawo) meel kalaan u socdaaye. Sababta aan u soo qaatay video-gan  waxay tahay: Waxaan aad uga helay sida dadka qolkan ku jiraa ay isula weydaarsanayaan... 
Tags:

Maxaa laga rabaa dhallinyarada Soomaaliyeed inay sameeyaan? (VIDEO)

Maxaa laga rabaa dhallinyarada Soomaaliyeed inay sameeyaan? (VIDEO)
Dhallinyaradu waa mustaqbalkeena waana in fikradahooda la kobciyaa, laakiin maxaa laga rabaa dhallinyarada Soomaaliyeed?. Dhallinta Soomaaliyeed ma u baahan yihiin inay la socdaan ama ka mid noqdaan siyaasadda Soomaaliya ee maalin walba is badalaysa? Waxaan u sameeyay fiidiyoowgan dhallinta Soomaaliyeed ee ku nool dunida dacaladeeda si ay fadhiga  uga kacaan maadaama ilaa iyo 20 sano ku dhowaad weli... 
Tags:

Deja vu in the twilight zone of History

Deja vu in the twilight zone of History
Written by Dayib A. Atto — Early in the morning on the day after the Mu’adhan was shot and the prayer calls were silenced in this old town, the entire family of Mohamud Ali Haaji – a local maritime trader and a former Naa’ib to Eel-Buur – went to the harbor to get onto the Banian (Baaniyaal) trader’s dhow, the family now leaving behind their hometown which has now become engulfed by... 

Somalia: The Meeting of the Minds

Somalia: The Meeting of the Minds
Somalis are not belligerent, anti-government, pirates or terrorists, as they are often portrayed in the media. A number of you subconsciously or consciously believe this false depiction of a remarkable people. Somalis are simple people who desire to live in a peaceful environment with justice, liberty, and the pursuit of happiness, just like the people of the United States. Somalia, as a country, now...