You are here: Home // Video

Qeybaha kala duwan ee Ragga Soomaalida (VIDEO)

Qeybaha kala duwan ee Ragga Soomaalida (VIDEO)
Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaa waxaa lagu soo qaatay qeybaha kala duwan ee ragga Soomaalida oo ay nooga waramayso Sahra Xuseen. var a2a_config = a2a_config || {}; a2a_config.linkname="Qeybaha kala duwan ee Ragga Soomaalida (VIDEO)"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=533";  Read More →

Somali group issues video of French hostage

Somali group issues video of French hostage
(Reuters) – An Islamist group in Somalia has issued a video of a French hostage held in the Horn of Africa country, showing him asking France to meet his captors’ demands. The video appeared on a website often used by Islamist militant groups around the world, which said the hostage, named as Denis Allex, had issued a “message to the French people”. A copy of the video issued... 

Video of the Week (Wargelin #32)

Video of the Week (Wargelin #32)
Video-ga todobaadka ayaa ah mid aad u qosol badan, waxayna ku saabsan tahay, haddii laguu diido in badeecadaada dukaamada lagu iibiyo maxaad samayn lahayd?.  (Wargelin #32) a2a_config.linkname="Video of the Week (Wargelin #32)"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=522"; a2a.init("page");  Read More →

NJ men accused of trying to join Somali terrorists (VIDEO)

NJ men accused of trying to join Somali terrorists (VIDEO)
ELMWOOD PARK, N.J. (AP) — They were recorded talking jihad against their fellow Americans. But they hadn’t talked the jihadists into accepting them. When the two New Jersey men tried to fly out of New York’s Kennedy Airport in hopes of getting terror training in Somalia, investigators who had been following them for years were waiting for each of them at the gate, officials said Sunday. [ via... 

Mogadishu: The worlds most dangerous city

Mogadishu: The worlds most dangerous city
Mogadishu today is the most war-torn, dilapidated city I’ve ever seen. But what’s happening here is far worse than just these destroyed buildings. The majority of the militiamen terrorizing the city are under 16-years-old. Teenagers – empowered by chaos to enter people’s homes, lash women for dressing inappropriately and chop off the limbs of accused thieves. a2a_config.linkname="Mogadishu:... 
Tags:

Wargelin #31

Wargelin #31
Barnaamijka todobaadka wuxuu ku saabsan yahay: Sahra Xuseen oo nooga waramaysa noocyada kala duwan ee Dumarka Soomaaliyeed, Warasiga maanta iyo Malik Cabdalla (OSU), Wiil aad u da’ yar oo qaadaya Soomaaliyeey Toosoo, Khilaafka Dowladda , Fikrad dhiibasho ku saabsan khilaafka dowladda iyo qeybo kale. Daawo: a2a_config.linkname="Wargelin #31"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=476"; a2a.init("page");  Read More →

Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale

Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale
Barnaamijka Wargelin oo maraya todobaadkiisii 30aad ayaan waxaan idiinkugu haynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso gelin doona. Waxaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa: Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay nin dadka qaar ay ku tuhunsanaayeen inuu ahaa ninkii usoo sheegay (u xogwaramay) Imaamkii diiday inuu salaada janaasada ku tukado marxuum Soomaali ah oo la keenay Masjid ku yaallay magaalada Columbus,... 

Waraysigii Hanoolaato oo buuxa (VIDEO)

Waraysigii Hanoolaato oo buuxa (VIDEO)
Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay Ururka wadaniyiinta Soomaalida ee Hanoolaato mar aan kula kulanay magaalada Nairobi, Kenya ayaa noqday mid dad fara badani ay na soo weydiiyeen goorta isagoo buuxa lasoo galin doono Bartamaha online, haddaba maanta ayaan idiin soo gudbinaynaa waraysigii Hanoolaato oo qeyb ka mid ah aad ku aragteen Barnaamijka Wargelin. Ujeedada ururka Hanoolaato waxay tahay –... 

Soomaalida ka shaqaysa Beeraha New Zealand

Soomaalida ka shaqaysa Beeraha New Zealand
Ma ogtahay akhristow inay jiraan Soomaali ka shaqaysata beeraha wadanka New Zealand?, Video-gan oo lagusoo qaatay Barnaamijka Wargelin ayaa ku tusaya nolosha Soomaalida ka shaqaysata beeraha tufaaxa, canabka iyo kiwi-ga. Magaalada Hastings ee dalka New Zealand ayaa hoy u ah Soomaalidan iyagoo isla degan intooda badanna ay u yimaadaan siday lacag uga samaysan lahaayeen beeraha guridooda. Filinqaadaha... 

Nin Ohio ku dhintay oo ladiiday in lagu tukado (Sh. Qardhawi )

  Nin Ohio ku dhintay oo ladiiday in lagu tukado (Sh. Qardhawi )
Waxagaa ayaan dhawayd ku geeriyooday magaalo ka tirsan Gobolka Ohio nin Soomaali ah oo la xaqiijiyey in uu ahaa muslim oo iimaam kii masaajidku diiday in uu ku tukado waxaan arintan ka waraysana sh qardhaawi in uu noo sharo waxay diintu ka qabto. a2a_config.linkname="Nin Ohio ku dhintay oo ladiiday in lagu tukado (Sh. Qardhawi )"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=441"; a2a.init("page");  Read More →

Sahra Xusen waa macallimad USA wax ka dhigta, kana soo baxday jamacaddii lafoole

  Sahra Xusen waa macallimad USA wax ka dhigta, kana soo baxday jamacaddii lafoole
Sahra Xusen waa macallimad USA wax ka dhigta, kana soo baxday jamacaddii lafoole. a2a_config.linkname="Sahra Xusen waa macallimad USA wax ka dhigta, kana soo baxday jamacaddii lafoole"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=435"; a2a.init("page");  Read More →
Tags:

Wargelin #29 – Gaari 30+ Malyan lagu gatay, Maalinta nabada, Dagaalkii funaanadaha, ATM, Mooskii Soomaaliya (VIDEO)

Wargelin #29 – Gaari 30+ Malyan lagu gatay, Maalinta nabada, Dagaalkii funaanadaha, ATM, Mooskii Soomaaliya (VIDEO)
Barnaamijka todobaadkan ayaa waxaan kusoo qaadanaynaa gaari lagu kala gatay lacag gaaraysa 30 – 40 Malyan oo Doolar, Mooskii Soomaaliya adduunka sidee looga tixgelin jiray, Maalinta nabadda aduunka oo Soomaaliya ay hormuud ka tahay, Video-gii todobaadka, Hees cusub oo aan markii ugu horeysay Wargelin idiinkugu hayno, iyo qeybo kale oo idin xiisa galinaya. a2a_config.linkname="Wargelin #29... 
Tags:

Wargelin #28 – Musharax cusub oo fikrado fiican wada, Burcad badeed maxkamad Maraykan la keenay, Masjid la qarxiyay, John F. Kennedy dowladda Soomaliya sidee ayuu arkayay? & Siyaado

Wargelin #28 – Musharax cusub oo fikrado fiican wada, Burcad badeed maxkamad Maraykan la keenay, Masjid la qarxiyay, John F. Kennedy dowladda Soomaliya sidee ayuu arkayay? & Siyaado
Barnaamijkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay: 11 Soomaali ah oo burcad badeednimo lagu soo eedeeyay maxkamadna lagu soo saaray Norfolk, Virginia — Haddii danbiga lagu caddeeyo waxaa lagu xukumi karaa xabsi daa’im. Waxaa kaloo todobaadkan idiin haynaa madaxweynihii hore ee Maraykanka John F. Keneddy oo ka hadlaya Jamhuuriyadda Soomaaliya. Qeybta waraysiyada waxaan la fariisanay todobaadkan musharax... 
Tags:

Wargelin #27: Suurado Qur’aan oo lays daba mariyay, Geedka Qaadku ka baxo oo Soomaalidu ay diiratay,Hadal ku wajahan Ragga iyo Wadaadada Soomaaliyeed & Siyaado

Wargelin #27: Suurado Qur’aan oo lays daba mariyay, Geedka Qaadku ka baxo oo Soomaalidu ay diiratay,Hadal ku wajahan Ragga iyo Wadaadada Soomaaliyeed & Siyaado
Barnaamijka Wargelin qeybtiisa 27aad waxay ku saabsan tahay: Kulan khaas ah oo aan la yeelanay macalimad Soomaali ah oo wax ka dhigta iskoolada Maraykanka horayna uga soo baxday Jaamacadda Lafoole ee Soomaaliya, frame-yada guryaha la surto oo Quraanku ku qoran yahay oo aan ku aragnay khalad weyn, Gabay cajiib ah oo aan idiin doornay, Qaadka waa maqashaaye waligaa geedkiisa ma aragtay? iyo qeybo kale... 
Tags:

Wargelin #26-Imaam Masjid oo diiday inuu nin Marxuum Soomaali ah Jinaasada ku tukado oo aan waraysanay sababta uu go’aankan ku gaaray (VIDEO)

Wargelin #26-Imaam Masjid oo diiday inuu nin Marxuum Soomaali ah Jinaasada ku tukado oo aan waraysanay sababta uu go’aankan ku gaaray (VIDEO)
Barnaamijka maanta ayaan gebi ku soo qaadanaynaa dhacdo Soomaalida Columbus, Ohio ku nool gilgishay, Soomaalida aduunka ku noolna si dhakhso leh u gaartay sidii caws dab lagu daaray. Haddaba arrintan dhacday ayaa ah mid aan lagu soo koobi karin daqiiqado yar, waxaan go’aansanay in Wargelin aan u hibayno todobaadkan sheekadan ka dhacday Columbus, Ohio. Imaamka Masjidka Ibn Taymiyah ee magaalada... 
Tags:

Wargelin #25 (04-04-2010) Si toos ah Garoonka SB Columbus, Ohio

Wargelin #25 (04-04-2010) Si toos ah Garoonka SB Columbus, Ohio
Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaan ku soo qaadanaynaa gebi ahaantiisa Tartanka Kick Out ee Kubadda Cagta ee ee ka dhacaya magaalada Columbus, Ohio. Tartankaan oo ay isugu yimaadeen 20 kooxood oo ka kala yimid gobolada Maraykanka iyo Canada. a2a_config.linkname="Wargelin #25 (04-04-2010) Si toos ah Garoonka SB Columbus, Ohio"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=413"; a2a.init("page");  Read More →
Tags:

Wargelin #24: Somalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Warays: Khalid Cali Guul iyo siyaado…

Wargelin #24: Somalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Warays: Khalid Cali Guul iyo siyaado…
Bartamaha — Barnaamijka Wargelin oo todobaadkiisii 24aad inoo maraya maanta wuxuu ku saabsan yahay: Warbixin uu Maxamed Triig Wiilwaal kasoo diyaariyay Soomaalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Waraysi aanu idiinkaga soo qaadnay qoraaga caanka ah Khalid Cali Guul, Video-ga todobaadka oo kaa yabin doona iyo waxyaabo kale oo iyaado ah. Daawo: a2a_config.linkname="Wargelin... 
Tags:

Wargelin #23 (03/20) Faahfaahin & Waraysi: Dhallinyaradii Kanada, Abwaanka sameeyay No to Alshabab, Prof. Cabdi Samatar

Wargelin #23 (03/20) Faahfaahin & Waraysi: Dhallinyaradii Kanada, Abwaanka sameeyay No to Alshabab, Prof. Cabdi Samatar
Barnaamijka wargelin todobaadkan oo xiiso badan leh ayaa waxaan kusoo qaadanaynaa: Waraysi khaas ah oo aan la yeelanay Axmed Xuseen oo aanu ka waraysanay dhallinyarada la sheegay inay u dagaal tageen Soomaaliya si ay ula saftaan kooxda Al Shabaab, dhallinyaradaas oo deganayd dalka Canada , Abwaanka dhallinyarada Waayaha Cusub oo aan ka waraysanay heesaha cusub oo ay soo saareen waxa ku dhaliyay... 
Tags:

Wargelin #22 March 13, 2010- Bismilahi Shaafi, Sh. Sharif oo ka jawaabay suaalo, Mucaawinadii la xaday & Visa la iibiyo?, 7 jir geesi ah (VIDEO)

Wargelin #22 March 13, 2010- Bismilahi Shaafi, Sh. Sharif oo ka jawaabay suaalo, Mucaawinadii la xaday & Visa la iibiyo?, 7 jir geesi ah (VIDEO)
Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa: WFP oo lagu soo eedeeyay inay cuntada kaalmada ah ah aysan gaarsiin dadka tabaalaysan, Madaxweynaha DKMG ah Mudane Shariif Sh. Axmed oo suaalo uga jawaabay Jaaliyadda Soomaalida ee Ingriiska, Maanso aad u wacan oo uu tiriyay Allaha u naxariistee Cabdiqaadir Xirsi Yam Yam oo lagu magacaabo Bismilaahi Shaafi, Dowladda Maraykanka oo dhaleecaysay Israel, Wiil... 
Tags:

Wargelin #21 – March 06 / 2010 Arday Malaysia wax ka barta,Warbixin: Maxkamaddii Cali Samatar, Maahmaahdii Todobaadka, Black Hawk Down qoyskeenaa ku jiray (VIDEO)

Wargelin #21 – March 06 / 2010 Arday Malaysia wax ka barta,Warbixin: Maxkamaddii Cali Samatar, Maahmaahdii Todobaadka, Black Hawk Down qoyskeenaa ku jiray (VIDEO)
Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaa ah mid aad u xiiso badan. Waxaan kusoo qaadanay Warbixin ku saabsan maxkamaddii Raiisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Samatar, Waraysi aan la yeelanay arday Soomaali ah oo barta Maaraynta Dalxiiska oo isla markaana filinkii Black Hawk Down sheekadiisu ay ku jirtay, Maahmaahdii todobaadka iyo qeybo kale oo xiiso leh. Barnaamijka maanta waxaa daadihinaya Maxamed... 
Tags: