Comments on: Wargelin (11/14/09) Dilal Bareer ah, Cudurada Galmada, Ninkii gar weynba ma argagixisaa, Waxaan usoo joogay & siyaado

By: fahiima
aslama caleykum dhamaan gaar ahaan bahda martamaha sidoo kale c/caato waxaan leeyahay barnaamijkan wargelin waa bar naamij aan aad uga helay faa iidana u leh dadko idil sidaan filayo waadna ku,mahad san tihiin good jog

By: lya
waaw barnamijkan aad ayu u fiican yahay

By: abdirasak
waxaan rabay in aan ku dhaho barnaamijkan (wargelin) in uu yahay heer sare sxb,

universal tv barnaamijkaan baa ka farsamo fiican , HQ , qaabka casriga ah ee loo tabinayo, nice work , keep up bro

from abdirisak , london

By: abubakr adam barre
asw waa idin salaamay dhamaan umada somaliyed meel walba oo ay joogan ilaaheyna ha isku so celiyo dalkana allaha noo dejiyo jahliga allaha naga dulqaado cadawgeena cagta kahoos in sha allah  hadii aan u solaabto barnaamijkan  aad buu u wanaagsan yahay halkaan waxaa kasalamaya sxbkeyga qaaliga ah absalan aato waxaa leeyahay umada somaliyed ciid wanaagsan mcsalama.

By: ismacil
asc waxan halakan salan ugu diraa cabdi salan cato iyo inta ka sheqasa barnamijga wargelin waa marnamij aad uxisa badan wana hormar u sohoyatay umada somaliyed oo adunkan ku kala dadsan in aay helan mela madan aay wax kala socdaan intaa kadib waxan jecla laheen xogaa in adw aqti dheri noogu dartaam marnamijka aad ayaad umahadsantihin dhamantina ciid wanagsan ayan  nii  leyahay wsc

By: maxamedcade
waad ku mahsantihiin barnaamjika markaa waxaan odhan lahaa cabdisalaan

mustaqbalka si aad u sameysaan tv caalamka in halkaa ka sii wado walal

from burco

By: Ali
hey, people stop laying ok. the guy who crying is true he is acting that he is making movies.

i think the money will go to al-shabab or hizbul nareet.

By: xamna
Assalaama caleeykum bacdal, salaam mahad Allaah ayaa leh awalan thaaniyah waxaa mudan walaalaha barnaamijkaan noo soo diyaarshay  warbixino dadka ka daahnaa ayeey soo bandhigeen.

Waa waxyaabo loo baahanyahay mahadsanidin .

A>S>C

Qore: Xamna

By: Dega Omar
aad ayaan u jecelahay barnaamijkan hadaan ka hadlo,aniga waa mid faaiido leh oo mar walba soo gudbiya waxyaabo xiiso leh oo aan ku arag websideyada kale waana ku mahadsan tihiin sida aad isugu taxulijiseen, inaad so raadisan waxyaabaha ,xiisaha leh waxaan aad uga helaa,waxyabaha qosolka leh ama ah funny,thanks,c/salaan caaato,sida uu walaalkey hore u sheegay xoogaa waqti ah ku dara waa ogahay iney wax walba xisaab ku socdaane,..thanks again

By: Sid M. Buxuur
Waan idinku hambalyaynayaa barnaamijkan tayada leh aad bilawdeen, waxaan rajaynayaa in aad waqtiga xoogaa wax ku dartaan.

Mahadsanidiin

Sid