wargelin blog

WARGELIN (10/17/2009) Liedwin Af Soomaali bay ku hadashaa, Maxaa noo diiday inaan Madaxweynaha waraysano, Silent Cry …iyo kuwo kale

Barnaamijkan oo ah kii koowaad wuxuu ku saabsan yahay:
Lidwein Kapteijns oo Af  Soomaali ku hadlaysa kuna heesaysa, maxaa noo diiday oo naga hor istaagay inaan waraysano Madaxweynaha Soomaaliya, majaajiliisatada Maraykanka Wanda Sykes oo ka hadlaysa Burcad Badeedka Soomaalida iyo sida la isaga ilaalin karo haddii ay kusoo weeraraan iyo Shababakada SILENT CRY oo aan kula jeclaanay inaad nala aragto.

Weligaa hadaad raadinaysay meel aad kala socoto Soomaalida, ha ahaato waxa ka dhaca gudaha ama dibadda, hadaad jeceshahay in qof aad rabtay oo aan weli la weydiin su’aalaha saxda ah in laguu waraysto, haddaba waxaad sugaysay way bilaabatay:

WAA WARGELIN.

Wargelin waa Barnaamij soo bixi doona todobaad walba. Wuxuuna ku saabsanaan doonaa warar, waraysiyo, dhacdooyin, sheekooyin aadan horay u maqal, faalooyin wax ku ool ah iyo wixii aad adigu (dadweynaha) ku soo darsatid.

Barnaamijkan waxaa soo saaraya dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Fikradaada waa loo baahan yahay ee albaabka horay uga soo gudub.

Waraysigii Prof. Lidwein “Ladan” oo dhamaystiran halkan riix ama sawirka hoose taabo si aad u daawato.

lidwein dhuub

Silent Cry – Halkan riix ama sawirkan hoose taabo

SILENT

Haddii aad doonayso inaad nagala qeyb qaadato Barnaamijka Wargelin waxaad taabataa kor halka ay ku qoran tahay Contact foomkana buuxi kuna muuji emailkaaga. Annagaa kula soo xiriiri doona Insha Allah.
____

  • Facebook
  • Twitter
  • Delicious
  • Digg
  • LinkedIn
  • Blogger Post
  • Bebo
  • Yahoo Mail
  • Share/Bookmark

6 Responses to " WARGELIN (10/17/2009) Liedwin Af Soomaali bay ku hadashaa, Maxaa noo diiday inaan Madaxweynaha waraysano, Silent Cry …iyo kuwo kale "

  1. Ali Mohaed says:

    Dear Abdisalan,

    What a wonderful program! Please do not get discouraged by minor set backs like being unable to see the so-called President of Somalia. The reality is, ” we are still sick”, and we need more that a surgeon to get rid of this tumor called “Qabiil”.

    It is sad that you had to be turned away from interviewing the President of Somalia because you were not with the “reer hebel”.

    It is going to take a decade or two before these old “farts” disappear from the political scene.

  2. abdi says:

    We would to thank u as a somlai British student for your supoort to make a change and we hope your can take part on our usa tour wach will be start next Monath to Break the Silence.

    qarararf silentcry team london

  3. nintendost says:

    Article very interesting, I will necessarily add it in the selected works and I will visit this site

  4. levit says:

    Hi. This is a super post!

  5. HollyPollyw says:

    Article very interesting, I will necessarily add it in the selected works and I will visit this site

  6. bakar mahamed ciise says:

    waan nisalaamay dhamaan umada somaliyeed meel walboo ee joogaan qaasatan somalida iyo mr cabdisalaan oo muujiyey dadaal aanan nin kale ama qofkale isku hoolin xili ee wadankeena nabad kajirin waadna mahadsantahay mr cabdisalaan allaha kuusiyaadiyo waana kufaraxsanahay hormarkaada iyo qaabka aad wax noogu soo gudbisid

Leave a Reply