wargelin blog

Wargelin (10/24/09) Dhisme la gubay, VOA vs BBC, Xaqiiqo Raadis…& kuwo kale(10/24/2009)

Waxaa la gaaray xilligii aan idiin soo gudbin lahayn Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee WARGELIN.

Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhisme la gubay, idaacadda VOA oo aad moodo in beryahan danbe ay si xowli ah ku dhaafayso idaacada Qadiimiga ah ee BBC-da, taasna tusaalaheeda ayaan idiin soo bandhigaynaa,  waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa video cajiib ah oo aan jeclaysanay inaad nala daawataan, waxaa kaloo aan idiin haynaa qeyb cusub oo aan ugu magac darnay “Xaqiiqo Raadis” oo aan ku falanqaynayno Maxaa sababay in ganacsatada Soomaaliyeed ay dhibta taagan maanta iyo dagaalkan aan dhamaadka lahayn aysan usoo dhex galin, iyo qeybo kale oo ku xiiso galiya.

Fadlan  fikraddiina kasoo dhiibta (hoos kusoo qora waxay idinla tahay)

  • Facebook
  • Twitter
  • Delicious
  • Digg
  • LinkedIn
  • Blogger Post
  • Bebo
  • Yahoo Mail
  • Share/Bookmark

6 Responses to " Wargelin (10/24/09) Dhisme la gubay, VOA vs BBC, Xaqiiqo Raadis…& kuwo kale(10/24/2009) "

  1. Asalama Calaykum

    WARGALIN waad ku mahadsantihiin barnaamijyada aad noo soo diyaariseen, shaqo wanaagsan ayaad wadaan. Ilaahay inla garab galo.

    Peace

  2. [...] Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhisme la gubay, idaacadda VOA oo aad moodo in beryahan danbe ay si xowli ah ku dhaafayso idaacada Qadiimiga ah ee BBC-da, taasna tusaalaheeda ayaan idiin soo bandhigaynaa, waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa video cajiib ah oo aan jeclaysanay inaad nala daawataan, waxaa kaloo aan idiin haynaa qeyb cusub oo aan ugu magac darnay “Xaqiiqo Raadis” oo aan ku falanqaynayno Maxaa sababay in ganacsatada Soomaaliyeed ay dhibta taagan maanta iyo dagaalkan aan dhamaadka lahayn aysan usoo dhex galin, iyo qeybo kale oo ku xiiso galiya. [...]

  3. nuurkey says:

    asc. waakusalamay c/salaan cato from atl ama abu hadba sidaa iguxasuusatid shaqofiican ayaad wadaaye saaxiib ilaah hakugu garabgalo salaamulaah…

  4. Dheere says:

    This is really a good job. I was waiting for almost two weeks to see Wargelin news or Bartamaha. I am so glad that you will bring another program next week like Interview from Mohamed Hassan and we really want to hear other group too. Also, could you please take interview from our Somalia intellectual
    Thanks Cato

  5. mohyadin says:

    showga aad iyo aad ayuu u wanaagsan yahay maasha allah MR caato shaqa wanaagsan waxan jeclaan lahaa in barnaamijka lagu soo qaato dhalinyarada USA ku nool aqoontooda xaga sports iyo guulaha eey garaan si eey wacya galin ugu noqdaan guwa drugs ku jira
    thkz caato

  6. cayni says:

    ascn walaalaha somaliyeed ee wargelin add iyo aad ayee u mahad santihin maash allha waa shaqo wanaagsan waxan jeclaan lahaa in barnaamijika lagu soo qaato dhalinyarada uure ee wadaaniyadi uree uu macaned waxan ilaahay ka maryaa ino ilaahay wadanken u nabad u keeno uu umadaa dhibka ino ilaahay kaa saro

Leave a Reply