Wargelin (Oktoobar 31, 2009)
Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa Oday Soomaaliyeed oo jira 112 sano oo guursaday gabar jirta 17 sano, maraakiibta caalamiga ah ee badweynta hindiya marinkoodu yahay oo tababar iyo xeelado cusub lasoo baxay, xaaladda qaxootiga ku nool daafaha magaalada Xamar, burcad badeeda oo afduubtay lamaane Ingiriis ah, gabar uu nin dadqal ah dhiigga ka nuugay oo ka badbaaday iyo waxyaabo kale oo ku xiiso galiya.
Wargelin Show (10/31/2009) 112 jir guursaday gabar 17 jir ah, Dadqal, Burcad badeed, Ceelasha biyaha, 5 jir yaab leh… siyaado
Salaamu caleekum, bahda WARGELIN sxb yaal Video yada wey isku qasanyihiin . Waxaan kawadaa marka aad rabted Videoga usboocee lasoo dhaafay in uu kuu soobaxayo kii isbuucaan . Fadlan sigaar ah haloo hubiyo Mahadsanid
Odaygaas 112 jirah oo Gabadha 17 Guursaday waxay Qayb ka tahay Dulanka Raga Somaliyeed Dumarka ku hayaan. Wajibka galmada ma, Gudankaro.Qalbiga buu ka Qooqanyahay Qaarka Dame Bilaash buu ka Yahay.Shareecada Islaamka hadii la Fiiriyo Xataa[Fiii Haaa Nuqda]Ragoo Khaa,imiin. baa tihiiiiiiin
kkkk nuura ninka u farax
За неимением лучшево, будем пользоваться этим.
можно зделать маленький сборник.
Во это я понимаю, польза.
Норм. Только как..