wargelin blog

Wargelin – 11/07 Gabar wiil Soomaali ah uu dilay, Duuliye (Pilot), Arrin fajac leh, Xaqiiqo Raadis, Wararkii & siyaado

Barnaamijkeena todobaadkan wuxuu kusaabsan yahay Wiil Soomaali ah oo dilay gabar Soomaali ah, Takhtar la dilay markuu diiday inuu sigaarkiisa damiyo, Qeyb cusub oo aan ugu magac darnay  “Hal maalin iyo Nolosha……” todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa  hal maalin iyo nolosha Ibraahim Cali Samatar oo ah duuliye Soomaaliyeed.
Waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa wararkii ugu danbeeyay, xaqiiqo raadis iyo qeybo kale oo ku xiiso galin doona.

  • Facebook
  • Twitter
  • Delicious
  • Digg
  • LinkedIn
  • Blogger Post
  • Bebo
  • Yahoo Mail
  • Share/Bookmark

Leave a Reply