wargelin blog

Soomaalida ka shaqaysa Beeraha New Zealand

Ma ogtahay akhristow inay jiraan Soomaali ka shaqaysata beeraha wadanka New Zealand?, Video-gan oo lagusoo qaatay Barnaamijka Wargelin ayaa ku tusaya nolosha Soomaalida ka shaqaysata beeraha tufaaxa, canabka iyo kiwi-ga.

Magaalada Hastings ee dalka New Zealand ayaa hoy u ah Soomaalidan iyagoo isla degan intooda badanna ay u yimaadaan siday lacag uga samaysan lahaayeen beeraha guridooda.

Filinqaadaha Cabdisalam Caato ayaa isagoo ka shaqaynayay filin Documentary ah safarna ku marayay New Zealand ayaa la kulmay dhallinyara beeraha gurta.

  • Facebook
  • Twitter
  • Delicious
  • Digg
  • LinkedIn
  • Blogger Post
  • Bebo
  • Yahoo Mail
  • Share/Bookmark

Tags: ,

Leave a Reply