wargelin blog

Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale

Barnaamijka Wargelin oo maraya todobaadkiisii 30aad ayaan waxaan idiinkugu haynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso gelin doona.

Waxaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa: Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay nin dadka qaar ay ku tuhunsanaayeen inuu ahaa ninkii usoo sheegay (u xogwaramay) Imaamkii diiday inuu salaada janaasada ku tukado marxuum Soomaali ah oo la keenay Masjid ku yaallay magaalada Columbus, Ninkan ayaa noo sheegay in arrintu sidaas aysan u dhicin ee wax kale ay jiraan, waxaan kaloo idiin haynaa: Baarlamaanka Soomaaliya oo kulmi doona, Lacag 2 Bilyan ah oo Xamar la keenay, Farshaxaniistihii Nabi Maxamed (SCW) sawirada ka sameeyay oo la dili rabay, Obaama iyo nacaybka dadka cadaanka qaarkood, doorashooyinka Soomaaliland, Video-gii Todobaadka iyo qeybo kale.

  • Facebook
  • Twitter
  • Delicious
  • Digg
  • LinkedIn
  • Blogger Post
  • Bebo
  • Yahoo Mail
  • Share/Bookmark

Tags: ,

6 Responses to " Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale "

  1. sihaam ali says:

    Asc waan idiin salaamay walaalayal waadan ku mahadsan tahiin barnamiijkan xiisah badaan oo aan noo sameesan
    aad ayaan uga heelay ruun ahan markaan dawaan xiita ma jecli in uu igaa dhamaado.baqoolkib boqool ayaan idiinka mahad cellnaya .

  2. Mustafe says:

    ASC walaalayaal waa ku mahadsantihiin hawsha aad u haysaan umagada ilaahna ha idinka abaal marsho wixii kheyra oo aad uqabataan umada,
    laakiin walaalyaal ma dhamaystirna maqaaladiina ee waxa aad ii sheegtaan ma sidan baa mise waxa aan garab maray isticmaalka Website kiina
    mahadsanidin

  3. Wad ku mahadsan tahay sxb dadiyaha barnamijka

  4. liibaan says:

    waa mahasantihiin barnamjkaa xiisha badan

  5. wadaaka diiday nin islaam ah in lagu tukado ma aha khaladkii ugu horeeyay ee uu muslimka ka galo waxa uu ku magacaaban yahay iyo dhaqankiisu isma laha

  6. Emily says:

    Asc waan idiin salaamay walaalayal waadan ku mahadsan tahiin barnamiijkan xiisah badaan oo aan noo sameesan
    aad ayaan uga heelay ruun ahan markaan dawaan xiita ma jecli in uu igaa dhamaado.baqoolkib boqool ayaan idiinka mahad cellnaya .

Leave a Reply