wargelin blog

Waxa Diinteenu ka qabto Is Qarxinta iyo Baaq aan u jeedinayo

Waxa Diinteenu ka qabto Is Qarxinta iyo Baaq aan u jeedinayo Al Shabaab iyo Culimada Soomaaliyeed.
Shiikh Cabdiraxmaan Shariif oo aad uga hadlay dhibta ka taagan dalkeena iyo wadaadada Soomaaliyeed waxa laga rabo inay Sameeyaan.
Xafladaan oo ahayd mid loo qabtay dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay magaalada Beledweyne ee ay dadka badani ku dhinteen (AUN).

  • Facebook
  • Twitter
  • Delicious
  • Digg
  • LinkedIn
  • Blogger Post
  • Bebo
  • Yahoo Mail
  • Share/Bookmark

3 Responses to " Waxa Diinteenu ka qabto Is Qarxinta iyo Baaq aan u jeedinayo "

  1. fadumo says:

    waxaan jaclan lah in inan la socdo xaldaha
    ka jiro somali i wish one day somalia have peace amin amin

  2. salah says:

    nnnnnnnnnnnnnnn

  3. salah says:

    waxaan jecelahay inaan lasocdo wararka somalia

Leave a Reply