Your are here: Home // Posts Tagged With #20
Wargelin #20 Amanda Lindhout, Caasha (Nairobi), Nuuradiin Diriye, Wadaadkii kabaha laga xaday & more
Todobaadkan Barnaamijka Wargelin waxaa ku jira oo sidaad uga barateenba idiin haynaa dhacdooyinkii todobaadka, qeybaha badan oo uu todobaadkan ka kooban yahay waxaa ka mid ah:
Hooyadii Soomaaliyeed ee lacagta aad u dirteen oo la gudoonsiinayo, Wararkii todobaadka oo ay ka mid yihiin dhul gariir ka dhacay dalka Chile, Videoga todobaadka oo ah mid qosol badan, Waraysi aan la yeelanay Nuradin Diriye,...
Tags: #20