Your are here: Home // Posts Tagged With #22
Wargelin #22 March 13, 2010- Bismilahi Shaafi, Sh. Sharif oo ka jawaabay suaalo, Mucaawinadii la xaday & Visa la iibiyo?, 7 jir geesi ah (VIDEO)
Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa:
WFP oo lagu soo eedeeyay inay cuntada kaalmada ah ah aysan gaarsiin dadka tabaalaysan, Madaxweynaha DKMG ah Mudane Shariif Sh. Axmed oo suaalo uga jawaabay Jaaliyadda Soomaalida ee Ingriiska, Maanso aad u wacan oo uu tiriyay Allaha u naxariistee Cabdiqaadir Xirsi Yam Yam oo lagu magacaabo Bismilaahi Shaafi, Dowladda Maraykanka oo dhaleecaysay Israel, Wiil...
Tags: #22