Your are here: Home // Posts Tagged With aato’s take

Maxaa laga rabaa dhallinyarada Soomaaliyeed inay sameeyaan? (VIDEO)

Maxaa laga rabaa dhallinyarada Soomaaliyeed inay sameeyaan? (VIDEO)
Dhallinyaradu waa mustaqbalkeena waana in fikradahooda la kobciyaa, laakiin maxaa laga rabaa dhallinyarada Soomaaliyeed?. Dhallinta Soomaaliyeed ma u baahan yihiin inay la socdaan ama ka mid noqdaan siyaasadda Soomaaliya ee maalin walba is badalaysa? Waxaan u sameeyay fiidiyoowgan dhallinta Soomaaliyeed ee ku nool dunida dacaladeeda si ay fadhiga  uga kacaan maadaama ilaa iyo 20 sano ku dhowaad weli... 
Tags: