Your are here: Home // Posts Tagged With fikrad bixin
HADDII SHIRARKA SOOMAALIDA SIDAN LAGA DHIGI LAHAA MAXAA KU JABAN? (VIDEO)
Dhibta haysata shirarka dib u heshiisiinta Soomaalida ee hadba wadan lagu qabto waxay tahay: Dadkii shirkii sanadkii hore lagu qabtay wadan (hebel) ayaa iyagoon qofna ka maqnayn jooga midka hadda la qabanayo magaalo (hebel).
Wax yara sii akhri (video-gana daawo) meel kalaan u socdaaye.
Sababta aan u soo qaatay video-gan waxay tahay:
Waxaan aad uga helay sida dadka qolkan ku jiraa ay isula weydaarsanayaan...
Tags: fikrad bixin