Your are here: Home // Posts Tagged With hanoolaato
Waraysigii Hanoolaato oo buuxa (VIDEO)
Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay Ururka wadaniyiinta Soomaalida ee Hanoolaato mar aan kula kulanay magaalada Nairobi, Kenya ayaa noqday mid dad fara badani ay na soo weydiiyeen goorta isagoo buuxa lasoo galin doono Bartamaha online, haddaba maanta ayaan idiin soo gudbinaynaa waraysigii Hanoolaato oo qeyb ka mid ah aad ku aragteen Barnaamijka Wargelin.
Ujeedada ururka Hanoolaato waxay tahay –...