Your are here: Home // Posts Tagged With Imaamkii diiday

Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale

Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale
Barnaamijka Wargelin oo maraya todobaadkiisii 30aad ayaan waxaan idiinkugu haynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso gelin doona. Waxaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa: Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay nin dadka qaar ay ku tuhunsanaayeen inuu ahaa ninkii usoo sheegay (u xogwaramay) Imaamkii diiday inuu salaada janaasada ku tukado marxuum Soomaali ah oo la keenay Masjid ku yaallay magaalada Columbus,... 

Nin Ohio ku dhintay oo ladiiday in lagu tukado (Sh. Qardhawi )

  Nin Ohio ku dhintay oo ladiiday in lagu tukado (Sh. Qardhawi )
Waxagaa ayaan dhawayd ku geeriyooday magaalo ka tirsan Gobolka Ohio nin Soomaali ah oo la xaqiijiyey in uu ahaa muslim oo iimaam kii masaajidku diiday in uu ku tukado waxaan arintan ka waraysana sh qardhaawi in uu noo sharo waxay diintu ka qabto. a2a_config.linkname="Nin Ohio ku dhintay oo ladiiday in lagu tukado (Sh. Qardhawi )"; a2a_config.linkurl="http://www.wargelin.com/?p=441"; a2a.init("page");  Read More →