Your are here: Home // Posts Tagged With new zealand

Soomaalida ka shaqaysa Beeraha New Zealand

Soomaalida ka shaqaysa Beeraha New Zealand
Ma ogtahay akhristow inay jiraan Soomaali ka shaqaysata beeraha wadanka New Zealand?, Video-gan oo lagusoo qaatay Barnaamijka Wargelin ayaa ku tusaya nolosha Soomaalida ka shaqaysata beeraha tufaaxa, canabka iyo kiwi-ga. Magaalada Hastings ee dalka New Zealand ayaa hoy u ah Soomaalidan iyagoo isla degan intooda badanna ay u yimaadaan siday lacag uga samaysan lahaayeen beeraha guridooda. Filinqaadaha...