Your are here: Home // Posts Tagged With Wararka Soomaaliya
Wasiiro hor leh oo is casilay iyo Kulan Xasaasi ah oo dhacay
Bartamaha (Muqdisho) Wasiiro hor leh oo ka mida xukumada Sharma’arke ayaa is casilay waxaana wadada is casilaada ku soo socanaya wasiiro kale.
Maanta ayaa waxaa is casilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah C/raxmaan C/shakuur oo shaaciyay in uu xilkiisa iska dhigay markii shaqada xukumada ay gaabis badan ku yimid.
Is casilaada ayaa waxaa ku biiray Wasiirka Bini’aadanimada Maxamed C/laahi Garweyne...
Tags: Wararka Soomaaliya