Your are here: Home // Posts Tagged With Wargelin 02/13
Wargelin 02/13 – Olimbikada, Beeralayda New Zealand, Congress-ka Soomaali isu soo sharaxay, Xamar, Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka taga DKMG & Siyaado
Bartamaha — Barnaamijka Wargelin Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay:
Masjid Nashville ku yaalla oo lagu buufiyay darbigiisa calaamadda Kirishtaanka, Xaaladda magaalada Muqdisho oo laga cabsi qabo inuu dagaal ba’ani ka dhaco, Xildhibaan isu dhiibay Al Shabaab oo ka tagay DKG, Nin Soomaali ah oo isu soo sharaxay aqalka Congress-ka Maraykanka, Video-gii todobaadka iyo waxyaalo kale oo ku xiiso galin...
Tags: Wargelin 02/13