Your are here: Home // Posts Tagged With wargelin 02/20/2010
WARGELIN 02/20/2010 Dhagayso Burcad badeeda, Bacalwaan ma taqaan?, Qaraxii Xamar, Soomaalida S. Africa & Siyaado (VIDEO)
Barnaamijka Wargelin todobaadkan waa mid aad u xiiso badan oo aan idiinkaga soo diyaarinay dhinac walba. Sidaad horay uga barateen wargelin waxaan ugu talo galnay inaan umadda Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda jooga isku xirno una soo diyaarino barnaamijyo ay ka faaiidaysan karaan isla markaasna ay ku noqon karaan dad wargal ah oo la socda xaaladaha kala duwan ee ay Soomaalida maanta ku nooshahay.
Todobaadkan...
Tags: wargelin 02/20/2010