Your are here: Home // Posts Tagged With Wargelin #24
Wargelin #24: Somalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Warays: Khalid Cali Guul iyo siyaado…
Bartamaha — Barnaamijka Wargelin oo todobaadkiisii 24aad inoo maraya maanta wuxuu ku saabsan yahay: Warbixin uu Maxamed Triig Wiilwaal kasoo diyaariyay Soomaalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Waraysi aanu idiinkaga soo qaadnay qoraaga caanka ah Khalid Cali Guul, Video-ga todobaadka oo kaa yabin doona iyo waxyaabo kale oo iyaado ah.
Daawo:
var...
Tags: Wargelin #24