Your are here: Home // Posts Tagged With wargelin #26
Wargelin #26-Imaam Masjid oo diiday inuu nin Marxuum Soomaali ah Jinaasada ku tukado oo aan waraysanay sababta uu go’aankan ku gaaray (VIDEO)
Barnaamijka maanta ayaan gebi ku soo qaadanaynaa dhacdo Soomaalida Columbus, Ohio ku nool gilgishay, Soomaalida aduunka ku noolna si dhakhso leh u gaartay sidii caws dab lagu daaray. Haddaba arrintan dhacday ayaa ah mid aan lagu soo koobi karin daqiiqado yar, waxaan go’aansanay in Wargelin aan u hibayno todobaadkan sheekadan ka dhacday Columbus, Ohio.
Imaamka Masjidka Ibn Taymiyah ee magaalada...
Tags: wargelin #26