Your are here: Home // Posts Tagged With wargelin #30
Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale
Barnaamijka Wargelin oo maraya todobaadkiisii 30aad ayaan waxaan idiinkugu haynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso gelin doona.
Waxaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa: Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay nin dadka qaar ay ku tuhunsanaayeen inuu ahaa ninkii usoo sheegay (u xogwaramay) Imaamkii diiday inuu salaada janaasada ku tukado marxuum Soomaali ah oo la keenay Masjid ku yaallay magaalada Columbus,...
Tags: Imaamkii diiday, wargelin #30